Wararka Kenya DHAGEYSO:Qaxooti la geeyay IFO2 oo ka cabanaya inaynan haysan adeegyo muhiim ah By star - July 4, 2023 0 245 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaxootiga dhawaan la geeyay xerada cusub ee IFO2 ayaa wajahaya caqabado nololeed waxayna sheegayaan in aynan haysan adeegyo ku filan. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray Dadaab. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/07/Baaruud-Dadaab.mp3