DHAGEYSO:Qaar ka mid ah xaafadaha Xagardheer oo ay biyo la’aan ka jirta

0
564

Qeybo ka mid ah xaafadaha xerada qaxootiga ee Xagardheer ayaa waxaa muddo ka jirta biyo la’ aan baahsan oo saameyn ku yeelatay nolosha dadka halkaasi deggan.
Arrintan ayaa timid ka dib markii qaar ka mid ah matoorradii biyaha gaarsiin jiray qaxootiga ay hallabeen .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Xagardheer ka soo diray.