Xildhibaanka deegaanka Mukurwe-ini ee ismaamulka Nyeri ,John Kaguchia ayaa dowladda ugu baaqay in ay wax ka qabato falalka musuqmaasuqa.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in caqabadda ugu wayn ee ku hor gudban horumarka qaranka ay tahay wax isdaba marinta.