Waxaa maanta dibadbax sameeyay macallimiinta dugsiyada JSS ee ismaamulka Uasin Gishu ee gobolka Rift Valley.
Barayaasha oo isugu soo baxay magaalada Eldoret ayaa ka cabanaya in la siiyo mushaar yar.
Sidoo kale waxay doonayaan in dowladdu ay si joogto ah u howlgeliso.