Isbeddel ballaaran ee dhaqdhaqaaqyada Ganacsiga iyo Ciidda fidriga ayaa si weyn looga dareemayaa Suuqyada Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.
Shacabka ayaa si caadi ah u dukaamaysanaya ilaa Xiliyada dambe ee Habeenkii.
Waxaa ayna sheegeen inuu suuqa aad uga Fiican yahay Ciiddii hore oo Magaalada Muqdisho uu saamayn weyn ku hayay Cudurka Covid 19 Balse hadda xaaladda Cudurku ay aad Hoos ugu dhaceen ganacsiyaduna soo kabosho Muujinayaan.
![H]SUQUA](https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/05/HSUQUA.png)



