Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha naafada Garissa oo baaq diray By star - December 5, 2023 0 146 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Garissa lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ee dadka qabo baahiyaha gaarka ah oo shalay dunida looga dabbaal degay. Guddoomiyaha dadka qabo baahiyaha gaarka ah ee Garissa Aadan Bile ayaa u warramay warbaahinta Star. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/12/Aadan-Bile-guddoomiyaha-naafada-Garissa.mp3