Xoghayaha Guud ee Golaha Sare ee Muslimiinta dalka ee (SUPKEM) Cabdullaahi Salaad ayaa dadka qorsheynaya inay sanadkan soo xajiyaan u sheegay in ay haystaan muddo aad u kooban sidaasi awgeedna laga doonayo in ay dhameystiraan waxyaabaha looga baahan yahay isagoo dhanka kale ka digay la macaamilka shakhsiyaadka ka dallaala adeegyada xajka.