Ganacsatada Suuq Mjinga ee magaalada Wajeer ayaa u mahadceliyey wakiilka dumarka ee ismaamulka Wajeer Faatuma Cabdi Jeexoow oo u qaybisay dallado ay ka harsadaan qorraxda.
Waxay sheegeen in agabkan ay baahi wayn u qabeen iyagoo ka codsaday in ay taageero dheeraad ah u fidiso.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ganacsatada Suuq Mjinga ee Wajeer oo ka mahadceliyay dallado loo qaybiyay