DHAGEYSO:Gachagua oo loogu baaqay inuu la shaqeeyo wasiirrada mucaaradka ka tirsan

0
423

Xildhibaanka deegaanka Bariga ismaamulka Laikipia Mwangi Kiunjuri ayaa madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ku boorriyay inuu la shaqeeyo xubnaha mucaaradka ee dhawaan ku biiray golaha wasiirrada ee waddanka.
Waxaa uu kula taliyay inuu madaxweynaha dalka William Ruto garab buuxa ku siiyo u adeegidda qaranka oo uunan khilaaf ka dhex abuurin dowladda.
Waxaa Mwangi Kiunjuri baaqan ku taageeray dhigiisa magaalada Nyeri Duncan Maina Mathenge.