Ehellada wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Cabdullahi Maxamuud Daahir oo la xanuunsan cudurka kansarka ayaa bulshada ka codsaday inay garab ku siiso sidii bukaanka loogu heli lahaa daryeel caafimaad.
Bishar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan oo faahfaahsan Garissa ka soo diray.
Si qoyskan loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka taleefoonka ee ah 0720394336




