DHAGEYSO:Dowladda oo sheegtay inay sugaysa amniga guud ahaan dalka

0
310

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in dowladda dhexe ay sugi doonto amniga guud ahaan deegaannada wadanka.
Waxaa uu digniin adag u diray shakhsiyaadka iyo kooxaha gaysta falalka burcadnimo ee lagu dhaco xoolaha isagoo carrabka ku adkeeyay in tallaabo adag laga qaadi doono.