Wararka Kenya DHAGEYSO:Dowladda oo loogu baaqay inay dayactirto suuqa xoolaha ee Garissa By star - April 20, 2022 0 516 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddoomiyaha guddiga suuq gaynta xoolaha nool ee ismaamulka Garissa Axmad Xasan ayaa ku baaqay in la dayac tiro suuqa xoolaha ee magaalada Garissa oo lagu tilmaamo inuu yahay suuqa xoolaha ee ugu wayn bariga Afrika. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/04/Axmad-Xasan-Garissa.mp3