DHAGEYSO:Dibadbaxyo looga soo horjeedo xiritaanka goobo lagu iibiyo hilibka Dameerka oo ka dhacay Kirinyaga

0
388

Qaar ka mid ah shacabka ku nool ismaamulka Kirinyaga ee gobolka bartamaha dalka ayaa dhigay dibadbaxyo ay kaga cabanayaan in dowladda aysan markale dib u furin goobaha lagu iibiyo hilibka Dameerka.