DHAGEYSO:Dhaqanka soomaalida oo lagu soo bandhigay Mombasa

0
176

Waxaa ismaamulka Mombasa lagu qabtay bandhigga dhaqan-dhaqaale ee loo yaqaano Fiiri ee lagu muujinayay dhaqanka bulshada soomaalida kaasoo ay ka soo qayb galeen madax sare oo ka tirsan dowladda.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.