Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada Mandera oo shacabka ugu baaqay inay nadaafadda ku dadaalaan By star - June 29, 2023 0 212 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Iyadoo lagu guda jiro dabbaal degga Ciidul Adxaa ayay culimada ismaamulka Mandera dadweynaha ku boorrinayaan in nadaafadda la ilaaliyo. Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/06/Cabdiqafaar-Mandera-7.mp3