DHAGEYSO:Beeralayda Tana River oo baaq u diray dowladda

0
209

Dadka deggan tuulada Jarindeedi gaar ahaan kuwa beeralayda ah ayaa dowladda ismaamulka Tana River ka codsaday in ay ka caawiso helidda biyo ay beeraha ku waraabsadaan.