Wasiiradda wasaaradda arrimaha bariga Afrika, horumarinta gobollada iyo deegaannada oomanaha ee ASALs Rebecca Miano ayaa sheegtay in dowladda dhexe ay 32.6 milyan oo shilin u qoondeysay beeralayda ay abaaruhu saameeyeen oo aan wali ka soo kaban.
Qaar ka mid ah beeraleyda oo lacagtan guddoomay ayaa dowladda uga mahadceliyay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Beeralayda ay abaaruhu saameeyeen oo ka faa’iidaysanaya 32.6 milyan oo shilin oo...