DHAGEYSO:Barasaabyada ismaamullada Waqooyi Bari oo loogu baaqay inay mamnuucaan qaadka noocyadiisa kala duwan

0
424

Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha muslimiinta ee gobolka Waqooyi Bari ayaa soo dhaweeyay tallaabada qaadka Mogokaa looga mamnuucay Mombasa iyo Kilifi waxayna barasaabyada gobolka ugu baaqeen in ay iyagana mowqifkaasi oo kale qaataan si loo badbaadiyo dhallinyarada.