Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ka hadlay barnaamijka cunnada ee dugsiyada .
Waxaa uu sheegay in dowladda dhexe iyo ismaamullada ay iska kaashanayaan sidii ilaa 8 milyan oo arday ah ay dugsiyada u xaadiri lahaayeen iyagoo halkaasi cunto ka helaya.