DHAGAYSO: Gargaar la gaarsiiyay Shacaabka ku nool Sarman ee deegaanka Wajeer

0
38

Wakilka haweenka ee laga soo doortay Ismamulka Wajeer Fatuma Jeexoow ayaa deeq gaarsiisay Shacaabka ku nool Sarman.
Wakiilka dumarka Wajeer ayaana sheegtay in gargaarka ay ugu talagashay hooyooyiinka iyo dhalinyarada.