Dab ka kacay suuq ku yaala ismaamulka Samburu

0
370

Ciidamada ammaanka ee dowlad deegaanka Samburu ayaa baaraya dab hanti badan ka baa’bi’iyay ganacsatada suuqa Maralal.
Ganacsatada ayaa dowlada ka codsanaya in ay u keenaan gawaraida dab damiska ah si looga hortago marka ay soo baxaan xaaladahan oo kale.