Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Saameynta dagaalka Suuriya uu 10 sano ka dib ku yeeshay waaxda caafimaadka

Iyada oo ay ka soo wareegatay 10 sano tan iyo markii dalka Suuriya ka bilowdeen dagaladii sokeeye, ayaa waxaa warbxin cusub lagu sheegay sida...

Madaxweynah Maraykanka oo ku baaqay in ahmiyadda kowaad ee tallaalka Covid-19 la siiyo macallimiinta

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa ugu yeeray gobolada dalkaasi inay ahmiyadda koowaad ee talaalka Covid-19 la siiyo macallimiinta si loo hubiyo in carruurta...

Ilhaan Cumar oo doonaysa in dhaxal sugaha Sacuudiga lagula xisaabtamo dilkii Khashoggi’

Ilhaan Cumar oo ka mid ah siyaasiyiinta Maraykanka ayaa soo saartay hindise sharciyeed ay ku doonayso in dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamad Bin...

Twitter oo tallaabo ka qaadaysa shakhsiyaadka ka been sheega COVID-19

Shirkadda Twittar oo ka mid ah baraha bulshada ee lagu wada xiriiro ayaa sheegtay in ay xannibi doonto akoonnada dadka faafiya waxyaabaha aan saxda...

Wadahadallo laga bilaabayo Myanmar

Ururka ay bahoobeen wadamada ku yaalla koonfuur bari ee qaaradda Aasiya ee magacoodu loo soo gaabiyo ASEAN ayaa isku diyaarinayaa in wadahadallo wax tar...

Arday laga afduubtay gobol ku yaala dalka Nigeria oo la soo siidaayay

Gabdho dhawaan laga afduubtay dugsiga sare ee gabdhaha ee Jangebe, oo ku yaala gobolka Zamfara ee dalka Nigeria ayaa la soo siidaayay.Waxaa sidatan warbaahinta...

Wasiirka caafimaadka ee dalka Ecuador oo la magacaabay

Dowladda dalka Ecuador ayaa soo magacawday wasiirka cusub ee caafimaadka ka dib markii mas’uulkii xilkan hayay uu is casilay.Tallaabada uu wasiirkii hore ee caafimaadka...

Armenia: Dibadbaxayal xoog ku galay dhisme dowladeed

Dibadbaxayayaal ayaa lagu soo warramayaa in iyagoo awood adeegsanaya ay gudaha u galeen dhisme dowladeed oo ku yaala caasimadda dalka Armenia ee Yerevan.Tani ayaa...

Netanyahu oo eedeyn uu jeediyaay Iiraan

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa dowladda Iiraan ku eedeeyay qarax maalinkii khamiista ee isbuucii hore lala eegtay markab ay Israa’iil leedahay oo marayay...

Muhaajiriin laga soo badbaadiyay badda Libya

Waxay faahfaahino dheeraad ah ka soo baxayaan howlaha samata bixinta ka dib markii doon siday muhaajiriin ay ku degtay xeebaha dalka Libya.Ku dhowaaddhawaad 100...

DHAGEYSO:Warbixin gaar ah: Isbeddelkii Itoobiya oo fududeeyay xuriyadda ka hadalka arrimaha siyaasadda

Siyaad Bashuuc Saney ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Jigjiga

In ka badan 15 qof oo ay doon kula degtay Libya

Ugu yaraan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen ka dib markii doon ay saarnayeen ay ku qalibmatay xeebta dhanka dalka Libya.Waa dhacdadii...
- Advertisment -

Most Read