Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Ugu yaraan 7 qof oo lagu dilay dalka Myanmar

Ugu yaraan toddobo qof ayaa lagu dilay dalka Myanmar ka dib markii ciidamada amniga ay rasaas ku fureen dibadbaxayaal ka soo horjeeda afgambiga militari...

88 qof oo ka mid ah qaxootiga Rohingya ee ku sugan India oo la xiray

Ciidamada wadanka India ayaa xabsiga u taxaabay 88 ka mid ah qaxootiga Rohingya ee wadankaasi kadib markii ay ku hor banaan baxeen xafiiska Hay’adda...

Myanmar oo ay weli dibadbaxyo ka socdaan

Waxaa weli wadanka Myanmar ka socdo dibadbaxyada ay shacabka ku dalbanayaan in talada wadankaas dib loogu celiyo maamulkii rayidka ahaa ee uu militariga si...

Brazil oo laga xaqiijiyay dhimasho dheeraad oo ka dhalatay COVID-19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Brazil ayaa xaqiijisay 1,972 oo ah dhimasho hor leh oo ka dhalatay cudurka COVID-19.Sidoo kale waxaa dalkaas laga diiwaangeliyay xaalado...

Ingiriiska iyo Nigeria oo ku heshiiyay in la soo celiyo lacag la dhacay

Dowladaha Ingriiiska iyo Nigeria ayaa wada saxiixday heshiis lagu soo celinayo lacag dhan 5.8 milyan oo doolar oo la rumeysan yahay in horay loo...

Bobi Wine oo ku baaqay dibadbaxyo nabadeed

Musharaxii madaxweynenimo ee dalka Uganda Bobi Wine ayaa shacabka ugu baaqay in ay sameyaan dibadbaxyo nabadeed.Xilli uu ku sugnaa xarunta dhexe ee xisbiga NUP...

8 ka mid ah masaajidda Sacuudiga oo la xiray halka qaar dib loo furay kuwaas oo horaan xirnaa

Maamulka boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si ku-meel-gaar ah shalay u xiray siddeed masaajid oo ku yaala saddex gobol ee dalkaasi ka tirsan.Wasaaradda arrimaha diinta...

Dowladda Ruushka oo dacwad ka gudbisay shirkado ay Facebook ka mid tahay

Wakaaladda wararka ee Interfax ayaa ku warramaysa in dowladda Ruushka ay gudbisay dacwad ka dhan ah shirkadaha Google, Facebook, Tiktok , Telegram iyo Twitter.Waxay...

Maraykanka oo baaq u diray kooxda xuutiyiinta ee Yemen

Xukuumadda Washington ayaa kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaallanto gudaha wadanka Yemen ugu baaqday in ay joojiso weerarada oo ay fursad siiso wada-hadallada.Maraykanka ayaa arrin...

Qaraxyo dhimasho iyo dhaawacyo gaystay oo ka dhacay dalka Equatorial Guinea

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay halka boqolaal kalena ay ku dhaawacmeen Equatorial Guinea ka dib markii afar qarax oo is xigay ay...

Mudaaharaadayaal lagu dilay Myanmar

Wararka naga soo gaaraya dalka Myanmar ayaa sheegaya in labo mudaaharaadayaal ah ay u dhinteen dhaawacyo ka soo gaaray dhinaca madaxa.Goobjoogayaal ayaa sheegay in...

Australia oo hakisay xiriirkii militari ee Myanmar

Dowladda Australia ayaa si ku meel gaar ah u joojisay iskaashigii militari ee ay la ahayd Myanmar.Waxaa arrinkan shaacisay wasiirrada arrimaha dibadda ee Australia...
- Advertisment -

Most Read