Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Madaxweynaha DRC oo loo doortay guddoomiyaha Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo Félix Tshisekedi ayaa loo doortay guddoomiyaha Midowga Afrika.Waxaa uu jagadan kala wareegay madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa.Waxaa lagu doortay...

Dowladda Masar oo siideysay wariye ka shaqeynayay telefishiinka Al Jazeera oo muddo afar sano xirnaa

Dowladda Masar ayaa sii deysay wariye Maxamuud Xuseen oo ka tirsanaa telefishiinka Al Jazeera ka dib in ka badan afar sano oo uu xirnaa.Xuseen...

Qaramada midoobay oo dalbatay in la siidaayo madaxii Myanmar

Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa soo saaray dalabaad ah in la siidaayo hoggaamiyihii wadanka Myanmar ee Isniintii la xiray Aung San Suu Kyi...

Maraykanka oo joojinaya taageero la siinayay dowladda Yemen

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa shaaciyay in la soo afjarayo taageero xukuumadda Washington ay siin jirtay howlgallada militari ee uu hoggaaminayo Sacuudiga ee ka...

Qaramada midoobay oo dalbatay in la baaro eedeymo loo jeediyay militariga Bangladesh

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa dalbatay in baaritaano qoto dheer oo xaqiiqo raadin ah lagu sameeyo eedeymo loo jeediyay ciidamada difaaca ee dalka Bangladesh.Tani...

Erdogan oo isu barbardhigay ardayda dibad baxyada sameynayaan iyo argagixisada

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dowladdiisa aysan ogolaan doonin in dibad baxya socday mudda bil ah oo ka socda jamacada ku...

Milatariga Myanmar oo xayiray isticmaalka baraha bulshada

Milatarigii afgambiyay dowladdii rayidka ee M yanmar’s ayaa maanta xayiray aalada Facebook-ga iyo barnaamijyada kale ee baraha bulshada oo isgaarsiin muhiim ah u aheyd...

Madaxweynaha Maraykanka iyo ra’iisul wasaaraha Australia oo ka wada hadlay xaaladda Myanmar

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden iyo ra’iisul wasaaraha Australia Scott Morrison oo khadka taleefoonka ku wada xiriiray ayaa ka wada hadlay xaaladda ka taagan...

Madaxweynaha Iiraan oo sheegay in aan la beddeli doonin heshiiskii nukliyeerka

Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa sheegay in aan isbeddel lagu sameyn doonin qodobbadii qaybta ka ahaa heshiiskii nukliyeerka ee sanadkii 2015-kii.Xukuumadda Tehraan ayaa...

Ruushka oo laga diiwaangeliyay in ka badan 16,000 oo ah xaaladaha cusub ee Corona

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Ruushka ayaa 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay xaqiijisay 16,474 oo ah xaaladaha cusub ee caabuqa Corona.1,545 ka mid ah kiisaskan...

Booliska Myanmar oo dacwado ku soo oogay hoggaamiyihii dalkaas

Ciidamada booliska ee dalka Myanmar ayaa lagu soo warramayaa in ay dacwado ku soo oogeen Aung San Suu Kyi oo wadankaas hoggaaminaysay ka hor...

Mexico oo lagu xiray 12 boolis ah

Dowladda dalka Mexico ayaa xabsiga dhigtay 12 ka mid ah ciidamadeeda booliska oo lagu tuhmay inay ka qayb qaateen xasuuq loo gaystay 19 qof...
- Advertisment -

Most Read