Booliiska Israa’iil oo shaaciyay tirada ciidamada laga dilay

0
313

Booliiska Israa’iil ayaa shaaciyay in laga dilay ugu yaraan 55 sarkaal tan iyo weerarkii uu ururka Xamaas ee dalka Falastiin 7-dii bishan fuliyay.
Waxay intaasi ku dareen in sarkaalkii ugu dambeeyay ee la dilay lagu magacaabo Mumtaz Enin Sivan oo xubin ka ahayd booliiska gobolka Negev ee Koonfurta Israa’iil.