Bangladesh oo lagu xiray 8,000 oo ah dadka taabacsan mucaaradka

0
232

Ciidamada booliiska ee dalka Bangladesh ayaa xiray ku dhawaad 8,000 oo qof oo ah dadka taabacsan ama ka tirsan mucaaradka.
Tani ayaa timid ka dib howlgal qaran oo ay saraakiisha sameeyeen.
Afhayeenka booliiska Bangladesh Abir Siddique Shuvra ayaa sheegay in dadkan lagu soo oogi doono dacwado la xiriira geysashada falal dambiyeedyada.