Maxamad Kaahiye Cismaan oo ku magac dheer Xaaji buullow oo horay u soo noqday duqii magaalada Mandera ayaa u mahadceliyay wakiillada golaha hoose ismaamulka Garissa ay ka laabtay mooshin ay ku doonayeen in ay xilka kaga qaadaan guddoomiyahooda Axmad Ibraahim Cabbaas.
Waxaa uu dhanka kale soo hadal qaaday xilka qaadistii ay wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Wajeer ku sameeyeen guddomiyadhoodi Maxamad Cabdi Maxamuud islamarkaana aqalka sare ayiday