Wasiirka gaashaandhigga ee Israa’iil , Israel Katz ayaa sheegay in siyaasadoodu ay tahay mid iska cad.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in is hortaagga ay ku sameeyeen in gargaar baniaadannimo la geeyo Qaza ay tahay xeelad ay ku cadaadinayaan ururka Xamaas ee dalka Falastiin.