Shacabka Samburu oo dowladda ka codsaday inay dadka ka qadaan hubka sharci darrada.

0
74

Dadka ku nool ismaamulka Samburu ayaa dowladda ka codsaday inay shacabka haystaan hubka sharci darrada ah in laga qaado.
Waxaa ay sheegeen in hubkan uu qal qal galinaayo nabada gobolka ayna dowladda ugu baaqayaan inay ka uruuriso hubka cid walbo oo si sharci ah aan u haysanin.
Dadka deegaanka ayaa sidoo kale dowladda ugu baaqay inay soo celiso ciidamada sida gaarka u tababaran oo horaan nabadda deegaankaas dib u soo celiyay.