Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Isaaq Mursal oo u warramay telefishinka qaranka soomaaliyeed ayaa sheegay inuu soo hagaagaya xiriirka dibloomaasiyadeed ee ka dhexeeya dalalka dariska ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya iyadoo ay socdaan wada hadallo looga heshiinaya qaladaad horay u dhacay.
Home Wararka Soomaaliya Dowladda soomaaliya oo faahfaahisay xiriirka dibloomaasiyadeed ee kala dhexeeya Itoobiya