Senatarka ismaamulka Nairobi ahna xoghayaha guud ee xisbiga ODM, Edwin Sifuna ayaa sheegay in uunan marnaba ka tanaasuli doonin mowqifkiisa mucaaradnimo ee la xisaabtanka dowladda.
Waxaa uu sheegay in ay jiraan xubno ka tirsan ODM oo sida uu hadalka u dhigay ka gaabsanaya in ay dowladda ku dhaliilaan waxyaabaha ay ku qaldan tahay.
Sifuna ayaa xusay in shacabka Nairobi ay u doorteen inuu danahooda iyo xuquuqdooda u ololeeya taasina uu sii wadi doono xita haddii ODM ay qayb ka tahay maamulka dowladeed ee loo dhan yahay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO: Senatarka Nairobi oo sheegay inuunan ka tanaasuli doonin la xisaabtanka dowladda