DHAGEYSO: Bulshada tuulo ka tirsan Dadaab oo muujiyay cabasho dhanka tacliinta ah

0
281

Dadweynaha ku nool tuulada Guuroow oo ka mid ah deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa cabasho ka muujiyay in dugsiga deegaankaasi uunan lahayn fasallo ku filan ardayda waxayna codsadeen in caqabaddan wax laga qabto.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhameystiran Dadaab ka soo diray.