DHAGEYSO:Qoys uu wiil ka maqan yahay ku dhawaad 2 bilood oo dowladda baaq u diray

0
253

Qoyska wiil lagu magacaabo George Okwaro oo la waayay muddo ku dhow labo bilood ayaa dowladda ugu baaqay in ay ka caawiso sidii ay ku heli lahaayeen wiilkooda.
Hooyada wiilkan dhashay ayaa warbaahinta u sheegtay in laga kaxeystay goob uu ka shaqeynayay oo ku taalla deegaanka Luanda ee ismaamulka Vihiga.
Wiilkan oo sidoo kale loo yaqaano Kapedo oo 29 sano jir ah ayaa ka mid ah wadayaasha mootooyinka.
Ehelladiisa ayaa codsaday in haddii uu wax dembi ah sameeyay in dacwad lagu soo oogo oo maxkamadda la soo taago.