Wararka Kenya DHAGEYSO:Arday deeq waxbarasho ka helay Maraykanka oo lagu sagootiyey IFO By star - January 7, 2025 0 280 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa xerada qaxootiga ee IFO lagu qabtay munaasabad lagu sagootinayey arday wax ka bartay xeradaasi oo deeq waxbarasho ka helay Maraykanka . Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan ka soo diray IFO. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/01/Baaruud-Dadaab.mp3