Dowladda Falastiin oo hakisay tabinta Aljazeera ee Daanta Galbeed

0
297

Maamulka dalka Falastiin ee PA ayaa hakiyay in warbaahinta caalamiga ee Aljazeera ay warar ka soo tabiso Daanta Galbeed ee la haysto.
Waxay ku eedeysay tabinta waxyaabo marin habaabin ah.
Warbaahinta Aljazeera ayaa cambaareysay go’aanka dowladda Falastiin.