DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo shaaciyay in shirkadda sokorta ee Mumias lagu sameyn doono isbeddel hoggaamineed

0
92

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in isbeddel lagu sameyn doono hoggaanka warshadda soo saarta sokorta ee Mumias ee ismaamulka Kakamega.
Waxaa uu tilmaamay in ujeeddada arrintan laga leeyahay ay tahay in beeraleyda qasabka ay helaan dakhli u dhigma wax soo saarkooda.
Sidoo kale , isbeddelkan ayaa horseedi doono in shaqaalaha warshadda Mumias uunan ka dib dhicin mushaarkooda.