DHAGEYSO:Manhajka madaarista diiniga ee Dadaab oo la qorsheynaya in la mideeyo

0
500

Waxaa uu qorshuhu yahay in saddex bilood gudahooda manhajka waxbarashada ee madaarista Dadaab laga dhigo hal mid ah si xal loogu helo caqabad ay wajahayaan ardayda iyo macallimiinta.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.