DHAGEYSO:Dadka sanadkan ee 1446 soo xajinaya oo baaq loo diray

0
290

Dadka doonaya inay sanadkan xajka aadaan ee 1446 ee Hijriga ayaa loogu baaqay inay wakhti hore is diyaariyaan si uunan dib dhac ugu imaan.
Sheekh Yacquub Yuunis oo ka mid ah mas’uuliyiinta shirkadaha qaada dadka soo xajinaya ayaa baaqan diray.