Waaxda qaran ee kormeerka ku sameysa dhismooyinka ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in guriyo gaaraya 288 aynan buuxin hal-beegyada dhanka badqabka.
Waxay ku baaqday in la soo saaro xeerar adag oo lagu xaqiijinaya in dhismooyinka laga hirgelinaya magaalooyinka waawayn ay noqdaan kuwo ku saleysan tixgelinta badqabka.