DHAGEYSO:Haweenka ku ganacsado suuqa qudaarta ee Wajeer oo cabasho muujiyay

0
248

Haweenka danyarta ah ee ku ganacsado suuqa lagu iibiyo qudaarta ee magaalada Wajeer ayaa cabasho ka muujiyay lacago kiro ah oo laga qaadaya goobaha ganacsiga ee suuqaasi .
Qaar ka mid ah ganacsatadan oo warbaahinta la hadlay ayaa yiri.