DHAGEYSO:Tallaalka xoolaha oo laga billaabay Wajeer

0
259

Waxaa ismaamulka Wajeer laga daahfuray tallaalka xoolaha gaar ahaan ariga iyadoo dadweynaha lagu boorriyay in ay isku diiwaangeliyaan caymiska cusub ee SHA.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray.