Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa weerarro dhowr ah ka gaystay bartamaha magaalada Beirut ee dalka Lebanon.
Waxay si gaar ah u bartilmaameedsadeen isbitaalka Dar al-Hawra sida ay ku warramaysa wakaaladda wararka ee NNA.
Duqeymaha ayaa yimid ka dib markii militariga Israa’iil uu soo saaray amar daadgureyn oo qasab ah oo la dul dhigay dadka ku nool aaggaasi.