DHAGEYSO:Xildhibaanka bariga Mandera oo dhaliil u jeediyay dowladda ismaamulka

0
306

Xildhibaanka deegaan baarlamaaneedka bariga Mandera ayaa dowladda ismaamulkaasi ku dhaliilay in mashaariic ay fulisay dowladda sare laga dhigay kuwo ay qabatay dowladda ismaamulkaas.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.