Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ku xigeenkiisa Prof. Kithure Kindiki ka codsaday inuu kala shaqeeyo sidii ay u oofin lahaayeen waxyaabihii ay u ballan qaadeen Kenyaanka.
Ruto ayaa sheegay inuu golaha fulinta ku noqday codka keliya ee jira sidaasi awgeedna uu Kindiki waydiisanaya inuu caawiyo.
Waxaa uu sheegay inuu ku kalsoon yahay in madaxweyne ku xigeenka cusub uu dib u soo celin doono waxyaabo sida uu hadalka u dhigay uu tabay muddo labo sano ah.