Madaxa wasiirrada dalka Musalia Mudavadi ayaa amaanay shakhsiyadda madaxweyne ku xigeenka cusub ee Kenya Prof. Kithure Kindiki.
Waxaa uu ku sheegay shakhsi ku sifeysan dabacsanaan oo aan ahayn qof isla wayn.
Mudavadi ayaa hoosta ka xarriiqay in haddii sifadan la lahaado horumar la gaaraya .