Hay’adda samafalka ee Oxfam ayaasheegtay in duullaanka militari ee ay Israa’iil maalinkii 23-aad ka waddoWaqooyiga Qaza uu horseeday in shacabkaay wajahaan baahi baaxad leh.
Maxamoud Alsaqqa oo hay’addan u qaabilsan dhanka helidda cunnada ayaasidatan sheegay.
Waxaa uu militariga Israa’iil ku eedeyayinuu gaajo lagu sababo Falastiiniyiinta u adeegsanaya sida hub oo kale. Dhacdooyinka halkaasi ka taagan ayuu kutilmaamay xasuuq shacab.