Hoggaanka baarlamaanka oo ku shiraya Naivasha

0
330

Hoggaanka baarlamaanka dalka ayaa shir saddex cishe ah ku yeelan doono magaalada Naivasha ee ismaamulka Nakuru.
Kulanka oo maanta billaabanaya ayaa la soo gabagabeyn doonaa Arbacada.
Waxaa arrinkan shaaca ka qaaday guddoomiyaha baarlamaanka Moses Wetangula.
Shirka ayaa diiradda lagu saaraya xoojinta wada shaqeynta xildhibaannada baarlamaanka iyo sare u qaadidda xeer dejinta.