Shakhsiyaadka u ololeeya xuquuqda aadanaha ee ismaamulka Garissa, ayaa ka cabanaya dhibaato ay kala kulmaan booliiska marka ay cadaalad u raadiyaan dadka la sheegay inay laamaha ammaanka afduubteen.
Mukhtaar Daahir Cismaan oo ah guddoomiyaha hay’ad u doodda xuquuqda carruurta iyo hooyoyinka ee ismaamulka Garissa iyo shakhsiyaad kale ayaa arrintan walaac ka muujiyay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shakhsiyaadka u ololeeya xuquuqda aadanaha ee Garissa oo ka cabanaya booliiska