Wasiirka wasaaradda macdanta, kheyraadka iyo arrimaha badaha ee dalka Xasan Cali Joho ayaa sheegay in boqolkiiba 95 macdanta waddanka ay sharci darro tahay.
Waxaa uu wacad ku maray in waaxda qaabilsan macdanta dib u habeyn lagu sameyn doona.
Joho oo arrimahan ka hadlaya ayaa waxaa hadalladiisa ka mid ah.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasiir Joho oo sheegay in boqolkiiba 95 macdanta waddanka ay sharci darro...