DHAGEYSO:Waardiyeyaal lagu dhaawacay ismaamulka Kakamega

0
138

Waxaa lagu soo warramayaa in afar waardiyeyaal ah ay si xun u dhaawacmeen halka hanti aan qiimaheeda la cayimin ay gubeen dad ku soo duulay goobta dahabka laga soo saaro ee deegaan baarlamaneedka Ikolomani ee ismaamulka Kakamega.
Waxaa goobtan iska leh shirkad lagu magacaabo Shanta..
Qaar ka mid ah waardiyeyaasha oo ay waxyeellada soo gaartay ayaa warbaahinta uga warramay sida ay wax u dhaceen.